|

Boqor C/laahi Boqor Muuse oo ku Geeriyooday Filand

tacsi
Alaha u naxariistee waxaa dalka filland ku geeriyooday Boqor c/laahi boqor Muuse
Boqorka ayaa waxaa uu ahaa isimada puntland kii ugu waynaa isagoo lagu xasuusto u Aaskii Dawladda Puntland iyo nabadda, hormarinta umadda uu Boqorka u yahay.

dhamaan maamulka iyo hawlwadeeenada shabakada warbaahinta Somalisky u diraysaa tacsi dhamaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Boqor C/laahi Boqor muuse waxaan leenahay ilaahay janadii Firdowso haka waraabiyo qoyskii iyo eheladiii iyo qaraabadii uu ka geeriyooodayna Samir iyo iimaan allaha ka siiyo Ammin Aaamiin

Short URL: http://somalisky.com/?p=4335

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Khadar Ismail: Maashaa allah waan sugaynaa barnaamijkaas quruxda badan ee aad ka dhawaajiseen lkn warar badan ma...